Trending Bestseller

Goobjooge

qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf

Maxamed (Abdibashir) Xirsi Guuleed

No reviews yet Write a Review
Paperback / softback
13 October 2022
$31.00
Ships in 3-5 business days
Hurry up! Current stock:

Buuggan aad jeldigiisa dambe akhriyeysaa waa Goobjooge: Qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf oo dib loo daabacay markii 3aad. Waa qiso ku salaysan dhacdo dhab ah oo ka dhacday gobolladii la odhan jiray Waqooyi Bari ee Soomaaliya. Waa iska hor imaadkii halkaa ku dhex maray ururkii Al-itixaad iyo ururkii SSDF ee uu hoggaaminayey Cabdullaahi Yuusuf. Waxaa markii 1aad la daabacay 2006. Waa buuggii 5aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah:

Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah:

1.     Da´yarta Soomaaliyeed ee Sweden: Dhibaatooyin iyo Xalkooda: 2000

2.     Ragga toodii aragnaye, dumar talo ma laga deyey: 2002

3.     Shirrabid Halabuur: 2004

4.     Caqiidada Islaamka, Suáalo iyo jawaabo: 2006

5.     Goobjooge: 2006

6.     Isdaahirinta Muslinka, su'aalo iyo jawaabo :2007

7.     Saxiixul-amthaal: صحيح الامثال من احاديث سيد الانام: 2010

8.     Hableheenna: 2011

9.     Aan ooyee albaabka ii xidha: 2012

10. Cilmi-boodhari caashaqiisii: 2014

11. Qalin ma koobaan: 2015 (La qoray Cabdalla Xaaji

12. Awliyooy lagaa dood: 2016

13. Dhaxal Abwaan, suugaanta abwaan Dheeg: 2018 (la qoray Aadan-cadde)

14. Hoombaro, suugaanta abwaan Qorane: 2020

15. Turjumaadda Jus Camma: 2021

16.  Turjumaadda Jus Tabaarig: 2022

This product hasn't received any reviews yet. Be the first to review this product!

$31.00
Ships in 3-5 business days
Hurry up! Current stock:

Goobjooge

$31.00

Description

Buuggan aad jeldigiisa dambe akhriyeysaa waa Goobjooge: Qisadii Al-itixaad iyo Cabdullaahi Yuusuf oo dib loo daabacay markii 3aad. Waa qiso ku salaysan dhacdo dhab ah oo ka dhacday gobolladii la odhan jiray Waqooyi Bari ee Soomaaliya. Waa iska hor imaadkii halkaa ku dhex maray ururkii Al-itixaad iyo ururkii SSDF ee uu hoggaaminayey Cabdullaahi Yuusuf. Waxaa markii 1aad la daabacay 2006. Waa buuggii 5aad ee qoraa Maxamed Xirsi Guuleed (Cabdibashiir) uu soo saaray. Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah:

Buugaagta kale ee qoraaga waxaa ka mid ah:

1.     Da´yarta Soomaaliyeed ee Sweden: Dhibaatooyin iyo Xalkooda: 2000

2.     Ragga toodii aragnaye, dumar talo ma laga deyey: 2002

3.     Shirrabid Halabuur: 2004

4.     Caqiidada Islaamka, Suáalo iyo jawaabo: 2006

5.     Goobjooge: 2006

6.     Isdaahirinta Muslinka, su'aalo iyo jawaabo :2007

7.     Saxiixul-amthaal: صحيح الامثال من احاديث سيد الانام: 2010

8.     Hableheenna: 2011

9.     Aan ooyee albaabka ii xidha: 2012

10. Cilmi-boodhari caashaqiisii: 2014

11. Qalin ma koobaan: 2015 (La qoray Cabdalla Xaaji

12. Awliyooy lagaa dood: 2016

13. Dhaxal Abwaan, suugaanta abwaan Dheeg: 2018 (la qoray Aadan-cadde)

14. Hoombaro, suugaanta abwaan Qorane: 2020

15. Turjumaadda Jus Camma: 2021

16.  Turjumaadda Jus Tabaarig: 2022

Customers Also Viewed

Buy Books Online at BookLoop

Discover your next great read at BookLoop, Australiand online bookstore offering a vast selection of titles across various genres and interests. Whether you're curious about what's trending or searching for graphic novels that captivate, thrilling crime and mystery fiction, or exhilarating action and adventure stories, our curated collections have something for every reader. Delve into imaginative fantasy worlds or explore the realms of science fiction that challenge the boundaries of reality. Fans of contemporary narratives will find compelling stories in our contemporary fiction section. Embark on epic journeys with our fantasy and science fiction titles,

Shop Trending Books and New Releases

Explore our new releases for the most recent additions in romance books, fantasy books, graphic novels, crime and mystery books, science fiction books as well as biographies, cookbooks, self help books, tarot cards, fortunetelling and much more. With titles covering current trends, booktok and bookstagram recommendations, and emerging authors, BookLoop remains your go-to local australian bookstore for buying books online across all book genres.

Shop Best Books By Collection

Stay updated with the literary world by browsing our trending books, featuring the latest bestsellers and critically acclaimed works. Explore titles from popular brands like Minecraft, Pokemon, Star Wars, Bluey, Lonely Planet, ABIA award winners, Peppa Pig, and our specialised collection of ADHD books. At BookLoop, we are committed to providing a diverse and enriching reading experience for all.